Texas
Ka Wikipedia
Texas waa gobol ka mid ah 50ka gobol ee dalka Mareykanka. Gobolkaan waa gobolka ugu weyn dalka mareykanka. magaca Texas (Teksas) micnaheedu waa "saaxiib".